Puntland oo iska fogeysay eedeymo culus oo kaga yimid Somaliland (Akhriso)

Puntland ayaa mar kale iska fogaysay iney ku lug leedahay dagaalka ka socda gobolka Sool ee u dhaxeeya Somaliland iyo xooggaga SSC. Qoraal ka soo baxay wasaarada arrimaha gudaha Puntland ayaa lagu sheegay in dagaalka ka socda Laascaanood uu dhexmarayo dadka degaanka iyo ciidamada Somaliland. Hadalka Puntland ayaa jawaab u ahaa hadal saaka ka soo … Continue reading Puntland oo iska fogeysay eedeymo culus oo kaga yimid Somaliland (Akhriso)